calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan la yeesahay Safiirka Suudaan u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan la yeesahay Safiirka Suudaan u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan la yeesahay Safiirka Suudaan u fadhiya Soomaaliya — SONNA

Xayeysiis

Muqdisho(SONNA)--Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Danjire Abdelrahman Khalil Effendi.

Labada masuul ayaa ayaa carabka ku adkeeyay taageerada buuxda ee ay u hayaan madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee labada dal.

Waxay sidoo kale sheegeen, isla markaana isku raaceen in la adkeeyo xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Suudaan, iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada ay danaha wadaagga ah ka leeyihiin.

Intii uu kulanku socday, labada dhinac waxay sidoo kale is dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan xaaladaha iyo horumarrada ka jira gobolka iyo caalamka.

La wadaag